YTAPI search:

Videos of channel "UC_QuRsbRQpaC4iS8WlxW0NA", see also playlists


#1 / 6:13 /  1.5K views /  18 hours ago /  gudoomiyaha ururka Jaadlayaasha Kenya oo BBC-da u waramay

#2 / 3:07 /  1.3K views /  21 hours ago /  Waa sidee xaaladda tahriibayaasha Doonta yar ka raacay xeebaha Faransiiska kuna wajahnaa Ingiriirka

#3 / 4:58 /  1.4K views /  1 day ago /  Macalin Soomaali ah oo ardayda u keenay qorshe looga hortagayo isticmaalka badan ee Taleefanka

#4 / 1:43 /  1.4K views /  1 day ago /  Gabar laga badbaadiyay uurka hooyadeed oo meyd ah oo iyana dhimatay

#5 / 1:30 /  1.6K views /  1 day ago /  Boqolaal kun oo qof ayaa ku guryo beelay daadad ku dhuftay bariga Afrika

#6 / 3:39 /  5.2K views /  2 days ago /  BBC-da oo booqatay qoysaska raggii ka danbeeyay weerarkii Tiyaatarka ee magaalada Moscow

#7 / 10:43 /  8.7K views /  3 days ago /  Erdogan oo dib usoo noolaynaya boqortooyadii Cusmaaniyiinta, Turkiga ma noqon kara awood caalami ah?

#8 / 0:59 /  1.7K views /  4 days ago /  Fardo ciidan oo ku dhex fakaday magaalada London

#9 / 4:10 /  797 views /  4 days ago /  Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed SODMA oo ku biirtay maamulka Maareynta Khatarta Afrika

#10 / 4:48 /  1K views /  4 days ago /  Booliiska Turkiga oo cunsurinimo ku beegsanayay ganacsatada Soomaaliyeed ee magaalada Ankara

#11 / 2:32 /  1.3K views /  5 days ago /  Ciyaartoyga inuu kursiga keydka fadhiyo ku qaata kumanaan dollar | 8 koob ayuu ku helay 107 daqiiqo

#12 / 4:00 /  15K views /  5 days ago /  Daawo:- Warbixin ku saabsan markabka dagaal ee ku soo xirtay dekadda Muqdisho.

#13 / 3:42 /  1.6K views /  5 days ago /  Wax ka ogoow kiiska madaxweynihi hore ee Mareykanka Donald Trump uga furan maxkamad ku taal New York

#14 / 3:05 /  1.6K views /  6 days ago /  Maxaa lagu heystaa gabadha Ilhaan Cumar ee laga joojiyay jaamacaddii ay dhiganeysay?

#15 / 4:06 /  2.2K views /  6 days ago /  Maxaa iska badalay Qasa kadib weerarkii Iran ay ku qaaday Israa'iil

#16 / 1:47 /  1.8K views /  6 days ago /  Erdogan oo Turkiga kula kulmay hoggaamiyaha Xamaas, kuna tilmaamay “dhaqdhaqaaq xornimo doon ah”

#17 / 2:26 /  6.7K views /  6 days ago /  Mareykanka iyo Israa'iil oo gorodda iskula jira xilli Biden qorsheynayo inuu cunaqabateyn kusoo rogo

#18 / 3:07 /  1.9K views /  7 days ago /  Maxaa lagu loolamayaa doorashada ugu weyn adduunka?

#19 / 1:30 /  3.8K views /  8 days ago /  Kacdoon ka dhan ah cadaadiska haweenka Iran oo laga cabsi qabo

#20 / 1:42 /  1.6K views /  8 days ago /  Miyay na saameyneysaa qatarta Nukliyeer ee Ukraine?

#21 / 4:13 /  3.3K views /  9 days ago /  Dhaqaatiir u dhashay Ingiriiska oo samafal u tagay Qasa ayaa ka deyriyay xaaladda caafimaad

#22 / 1:47 /  2.1K views /  9 days ago /  Saacado kooban oo ka harsan waqtigii booliiska u qabteen in laga guuro dhulka xarunta dab-damiska

#23 / 1:19 /  1.9K views /  9 days ago /  Qaraxyo Foolkaano oo ka kacay Buuro ku yaalla Indonesia

#24 / 2:46 /  15K views /  10 days ago /  Dadka Israa'iil ee la deegaameeyay oo gubay guryo iyo gawaari

#25 / 2:15 /  3.3K views /  11 days ago /  Faahfaahinta sababaha Ugbaad Aragsan ay Hargeysa ugu xireen ciidamada booliska Somaliland

#26 / 4:27 /  1.2K views /  12 days ago /  Qasaaraha dagaalka Sudan waxa uu ka muuqdaa Isbitaallada Caruurta

#27 / 1:56 /  1.1K views /  13 days ago /  Sidee haweeneydaan indhoolaha ah uga qeyb gashay tartanka orodada dheer?

#28 / 3:19 /  2.7K views /  2 weeks ago /  Xaaladda gabdhihii ka badbaaday afduubkii ka dhacay Nigeria toban sano kahor

#29 / 2:56 /  3.8K views /  2 weeks ago /  Ciidamada Faransiiska oo la barayo habka loo maareeyo weerarada dadka midiyaha sita

#30 / 4:56 /  2.8K views /  2 weeks ago /  Ayaan Kaaba: Maxay magaca Cabdi u jeceshahay, miyeyse sii ogeyd in mar uun ducadeeda la aqbali doono